Sawirro: Al Shabaab oo gargaar gaarsiiyay shacab ku tabaalaysan degmada Bacaadweyne.

Sunday April 25, 2021 - 21:01:03 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Al Shabaab oo gargaar gaarsiiyay shacab ku tabaalaysan degmada Bacaadweyne.

    Wilaayada Islaamiga Mudug ayaa gurmad ballaaran usameysay boqolaal qoys ah oo ku sugan degmada Bacaadweyne iyo duleedkeeda halkaas oo ay abaaro ku dhufteen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada Islaamiga Mudug ayaa gurmad ballaaran usameysay boqolaal qoys ah oo ku sugan degmada Bacaadweyne iyo duleedkeeda halkaas oo ay abaaro ku dhufteen.


Mas'uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga ah ayaa gurmad kala duwan geeyay deegaanno hoos yimaad Bacaadweyne oo ay kamid yihiin Shabeelloow, Jiicdheer, Laasgacameey iyo Qeycad.

Gurmadkan oo isugu jiray raashin qeybin iyo biya dhaamin waxaa ka faa'iidaystay illaa 600 oo qoys kuwaas oo ku saamoobay jiilaalka daran ee mandiqadda ka jira colaadihii hore.


Waa markii ugu horraysay ee wilaayada Islaamiga Mudug ay gurmad gaarsiiso Reer Bacaadweyne oo dhowaan ka xuroobay maleeshiyaadkii shisheeyaha ku daabnaa.



















Related Items