Weeraro lagu qaaday saldhigyo kuyaal duleedyada Kismaayo iyo Mahadaay.

Thursday April 01, 2021 - 07:57:02 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weeraro lagu qaaday saldhigyo kuyaal duleedyada Kismaayo iyo Mahadaay.

    Iska hor'imaadyo culus ayaa lagasoo sheegayaa deegaanno ka dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor'imaadyo culus ayaa lagasoo sheegayaa deegaanno ka dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.


Wararka ka imaanaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday mid kamida saldhigyada ciidamada shisheeyaha AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi.

Xoogag jihaadi ah ayaa xalay fiidkii dhowr jiho ka weeraray saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Buurane ee dhaca duleedka degmada Mahadaay.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen jugta madaafiic iyo rasaas ay labada dhinac is dhaafsanayeen, dhinaca kale iska hor'imaad ayaa lagasoo sheegayaa duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo balse lama oga khasaaraha ka dhashay.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items