Sawirro: Masjid Sedax dabaq ka kooban oo laga dhisayo magaalada Bu'aale.

Tuesday March 30, 2021 - 18:15:33 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Masjid Sedax dabaq ka kooban oo laga dhisayo magaalada Bu'aale.

    Magaalada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe waxaa ka socda mashruuc ballaaran oo dib loogu dhisayo masjid jaamaca weyn ee magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe waxaa ka socda mashruuc ballaaran oo dib loogu dhisayo masjid jaamaca weyn ee magaaladaasi.


Maamulka Masjidka ayaa sheegay in ladumiyay dhismihii jaamaca si loo waasiciyo, sida qorshuhu yahay masjidka ayaa laga dhigayaa illaa sedax dabaq si uu udaboolo baahida ay bulshadu uqabto masjid ay ku cibaadaysato.

Dhismaha masjidkan sedaxda dabaq ka kooban waxaa ku baxaya lacag boqolaal kun oo dollar ah sidaas daraadeed ayuu maamulka Masjidka ka codsanayaa dadka muxsiniinta ah in ay ka qeyb qaataan dhisidda beytka Allaah.













Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items