Daawo: Qeybta 2aad Tartanka Macaahidda Shareecada Wilaayada Baay iyo Bakool.

Monday March 22, 2021 - 20:50:56
Liibaan Jeexoow
Mu'asasada Al -Kataa'ib ayaa soo saartay qeybtii labaad ee Filim ku saabsan tartan loo qabtay Machaahida Qabaa'ilka ee Wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool.


Filimkaan oo ahaa qeybtii labaad ayaa qeyb ka ahaa silsilada "Quduufu –Shareeca, waxaana uu ku saabsan yahay tartan ku aadan culuumta Sharciga oo loo qabtay Machaahida beelaha ku dhaqan wilaayada Bay iyo Bakool.

Isdaarkaan ayaa lagu soo bandhigay natiijadda tartankaasi, iyo magacyada Ardaydii kaalmaha hore ka gashay tartanka.

Ku daawo Facebook
Halkan ka degso Filimka

Related Items