Mu'asasada ayaa baahisay filim ciwaankiisu yahay "Qudhuufu-Shareeca" kaas oo soo bandhigaya tartanka culuumta sharciga ah ee Macaahida Qabaa'ilka wilaayada islaamiga ah ee Bay iyo Bakool.
Ardeydu waxay ku tartamayaan Qur’aanka kariimka, Tafsiirul Qur'aan, Xadiith-ka iyo Fiqhiga.
Filimkaan ayaa ah qeybtii 1aad ee isdaaraad ku saabsan tartan ku aadan culuumta sharciga oo loo qabtay machaahida qabaa’ilka daga wilaayadda Islaamiga ee Bay iyo Bakool.
Hadaba qeybtaan oo la daawan karo muddo 32 daqiiqo ah ayaa waxay ardayda ku tartamayaan funuunta kala duwan ee cilmiga Sharciga.
Halkan ka daawo FilimkaFilimka ku daawo Facebook
Sources: Alkataa'ib Media