Baraarujin Caafimaad: Naftaada ka ilaali Caabuqa halista ah ee Covid19.

Thursday March 11, 2021 - 08:58:25 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baraarujin Caafimaad: Naftaada ka ilaali Caabuqa halista ah ee Covid19.

    Cudurka halista ah ee Carona Virus ayaa kusoo laba kacleeyay dalka Soomaaliya wuxuu geysanayaan dhimasho iyo bukaanno farabadan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cudurka halista ah ee Carona Virus ayaa kusoo laba kacleeyay dalka Soomaaliya wuxuu geysanayaan dhimasho iyo bukaanno farabadan.

Dr. Xanaf Cabdi Sheekh oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ka howlgala Wilaayaatka Islaamiga Soomaaliya ayaa bulshada ku baraarujinaya qaababka ugu wanaagsan ee bulshadu ay isaga ilaalin karaan caabuqa Covid19.

Hoos ka dhageyso Baraarujinta Dhaqtarka

Related Items