Khasaaraha ka dhashay Weerarkii madaafiicda Xerada Xalane oo lahelay [Sawirro].

Wednesday March 10, 2021 - 11:38:06 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaaraha ka dhashay Weerarkii madaafiicda Xerada Xalane oo lahelay [Sawirro].

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerarkii madaafiicda ahaa ee Al Shabaab ay shalay ku qaadeen xerada Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeye ay uga suganyihiin Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerarkii madaafiicda ahaa ee Al Shabaab ay shalay ku qaadeen xerada Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeye ay uga suganyihiin Soomaaliya.


Saraakiisha UN-ka ayaa sheegay in madaafiicdu ay ku dhaceen gudaha xerada ayna geysteen khasaaro isugu jira dhaawacyo iyo burbur hantiyadeed.
Taliska AMISOM ayaa sheegay in laba kamid ah ciidamadooda ay ku dhaawacmeen madaafiicda kuwaas oo kasoo jeeda dowladda Uganda.

Sawirro lagasoo qaaday goobta ay wax dhaceen ayaa muujinayay madaafiicda oo waxyeellaysay gaadiid iyo xafiisyo ay ku shaqeynayeen ajaanibta gummeysata Soomaaliya ee ku sugan Xalane.


Weerarkii shalay dharaar cad lagu qaaday xerada Xalane ayaa banaanka soo dhigaya awoodda jihaadiga Soomaaliya iyo fashilka ku habsaday ciidamada shisheeyaha Jinsiyadaha kala duwan leh iyo laamaha ammaanka Dowladda Federaalka.





Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items