Sawirro: Beesha Baada Cadde Oo Wabar Cusub Caleyma Saaratay

Thursday February 11, 2021 - 19:47:55 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Beesha Baada Cadde Oo Wabar Cusub Caleyma Saaratay

    Munaasabad ballaaran oo ka dhacday deegaan hoostaga degmada Jalalaqsi ee Wilaayada Islaamiga Hiiraan waxey beesha Baada cadde oo ka mid ah beelaha dega Hiiraan ku caleyma saaratay Wabar cusub oo ay beeshu yeelatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday deegaan hoostaga degmada Jalalaqsi ee Wilaayada Islaamiga Hiiraan waxey beesha Baada cadde oo ka mid ah beelaha dega Hiiraan ku caleyma saaratay Wabar cusub oo ay beeshu yeelatay.


Wabar cumar wabar cabdi wabar maxamed ayey beesha baada cadde uu caleyma saaratay inuu noqda wabarka guud ee beesha, waxaana xafladda kasoo qeyb galay kumanaan ruux oo goobo kala duwan ka kala yimid.

Wabarka oo goobta munaasbadda ka hadlay ayaa ballan qaaday inuu beesha ku hogaamin doona shareecada islaamka, Waxaana wabarka fagaaraha lagu gadoonsiiyay kitaabka Quraanka kariimka, Raayada towxiidka, gaari iyo qori iyo boosh.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada.


























Related Items