Sawirro: Sidaan ayaa ciidamada dowladda loogu xasuuqay duleedka Bacaadweyn.

Monday January 25, 2021 - 17:22:49 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 17 4
  • Share via Social Media

    Sawirro: Sidaan ayaa ciidamada dowladda loogu xasuuqay duleedka Bacaadweyn.

    Xafiiska warfaafinta Xarakada Al Shabaab ayaa faafiyay sawirro banaanka soo dhigaya khasaarihii aadka uxooganaa ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska warfaafinta Xarakada Al Shabaab ayaa faafiyay sawirro banaanka soo dhigaya khasaarihii aadka uxooganaa ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug.


Sawirro lagasoo qaaday goobta dagaalka ayaa muujinayay meydadka tobaneeyo askari oo dhintay iyo dagaalyahannada Al Shabaab oo baacsanaya gaadiid ay wateen maleeshiyaadka dowladda gaar ahaan guutada 21aad.

Sida wararku sheegayaan  Al Shabaab ayaa deegaannada ay ka maamulaan Mudug kusoo bandhigay meydadka 11 askari balse ciidamada dowladda ayaa deegaanka Bacaadweyn saaka ku aasay 10 askari taas oo dhimashada guud ka dhigaysa 21 askari oo uu kamid ahaa sarkaal ciidan.






















Related Items