Sanad Cusub oo usoo galay Muslimiinta Caalamka 1444 Hijri [Warbixin].

Saturday July 30, 2022 - 09:00:23
Super Admin
Maanta oo Sabti ah 30,July,2022 waxay ku beegantahay 1,1,1444 Hijri waxaana muslimiinta usoo galay sanad cusub kadib markii ay dhameysteen sanaddii 1443 Hijri.
Nasiib darrada jirta ayaa ah in Dad badan oo muslimiin ah aysan la socon taariikhdooda kadib markii reer galbeedka nasaarada ah ay maskaxda uga shubeen taariikh aan taariikhdooda aheyn iyo dhaqamo aan dhaqamadooda aheyn.

Sanadkan cusub ee Hijriya ayaa muslimiinta u ah bishaaro wuxuuna sanadkan imaanayaa xilli mujaahidiinta caalamka ay guulo ballaaran kasoo hooyeen halgankooda ku aadan dib usoo nooleynta khilaafadii islaamka ee burburtay.



Muslimiinta Afghanistan sanaddan 1443 Hijri  ayay ka xuroobeen gumeystaha shisheeye ee wadankooda duullaan ku joogay waxkabadan 21  sanadood.

Muslimiinta Soomaaliya sanadkan cusub ee Hijriga wuxuu imaanayaa xilli jihaadiyiintu ay cadaw jinsiya kala duwan leh lahalgamayaan ayna guulo muuqda ka gaareen halgankooda gumeysi diidka ah.

SomaliMeMo: Allaah waxaan ka baryaynaa in inta sanadkan 1444 Hijriya lagu guda jiro uu dalkeena Soomaaliya nooga xureeyo gumeystaha

Related Items